Raisul Wasaare Modi oo ku ag suuxay Meydka Taliyihii Ciidamada Difaaca Hindiya

Raiisel wasaaraha India Narendra Modi ayaa ku ag suuxay naxashyada ay ku jiraan hadhaagii hilbaha taliyihii ciidamada difaaca ee Hindiya General Bipin Rawat iyo 12 kale, intii lagu guda jiray xaflad ubax dhigis ah oo ka dhacday garoonka diyaaradaha ee New Delhi, India. Wasiirka difaaca Rajnath Singh, lataliyaha dhanka amniga ee dowlada Ajit Doval, iyo … Continue reading Raisul Wasaare Modi oo ku ag suuxay Meydka Taliyihii Ciidamada Difaaca Hindiya